Ciidanka Itoobiya oo bilaabay iney ka baxaan dhul ay muddo dheer xoog ku heysteen

Ciidamada Itoobiya ayaa bilaabay inay ka baxaan deqaanada xadka labada dal ee horraan dagaalka horseeday, waxayna arrintani daba socotaa markii Eritrea iyo Itoobiya bishii July ee sannadka ay kala saxiixdeen heshiis nabadeed. Wasaaradda difaaca ee dalka Itoobiya waxay sheegtay in tallaabadan ay ka qeyb tahay dhaqan gelinta heshiiska labada dal ay ku soo afjareen colaaddii … Continue reading Ciidanka Itoobiya oo bilaabay iney ka baxaan dhul ay muddo dheer xoog ku heysteen